05 April, 2014

Daawo Sawiro:Mid Ka Mida Hogaamiyaashii Ururada ka hadhay Doorashooyinkii Degaanka S/Land Oo Warqadiisii Safirnimo ee Soomaliya U Gudbiyey Boqorka Malaysia...YAAB


Daawo Sawiro:Mid Ka Mida Hogaamiyaashii Ururada  ka hadhay Doorashooyinkii Degaanka S/Land Oo Warqadiisii Safirnimo ee Soomaliya U Gudbiyey Boqorka Malaysia...YAAB


Daawo Sawiro:Mid ka mida Hogaamiyaashii Ururada Siyaasada Xukumada siilanyo ka reebtay saaxada Doorashooyinkii degaanka S/land oo warqadiisii Safirnimo u gudbiyey Boqorka Malaysia.


Nuur Faarax oo ka mid ahaa Asaasayaashii iyo Gudoomiyayaasha ururadii xukumada Siilanyo ka reebtay saaxada doorashooyinkii Golayaasha Degaanka Somaliland sanadkii 2012kii ayaa dawlada Somalia u magacowday Dhawaan safiirka Somalia u fadhiya dalka Malaysia.



Nuur Farax ayaa dhawaan gaadhay dalkaas ,islamarkaana warqadiisii safiirnimo u gudbiyey Boqorka Dalka Malaysia.
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: