10 November, 2013

Gudoomiyaha Barlamaanka Oo Seeftiisa La Dhexqaadey Gudi-Hoosaadyada Golaha Iskushaandheyn Gun Iyo Baarana Ku Sameeyay.

Gudoomiyaha Barlamaanka Oo Seeftiisa La Dhexqaadey Gudi-Hoosaadyada Golaha Iskushaandheyn Gun Iyo Baarana Ku Sameeyay.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo seeftiisa la dhexqaadey Gudi-hoosaadyada Golaha iskushaandheyn Gun iyo Baarana ku sameeyay.

Hargeisa--Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa isku shaandheyn iyo iskubedel gun iyo Baara ku sameeyay Gudi- hoosaadyada Golaha Wakiilada ka kooban yahay xilli golahu fasax ku jiro,Gudoomiyaha laftiisuna ku sugan yahay dalka Finland.



Liiska isku-shaandheynta Gudi-hoosaadyada Golaha oo dhamaystiran ayaa sidan u dhignaa:-

Guddida Joogtada iyo Anshaxa

1 Cabdiraxamaan Maxamed Talyanle

2 Baar Siciid Faarax

3 Ibrahim Caraale cabdi

4 Siciid Cartan Cismaan Farax

5 Maxamed Saalax Cige

6 Maxamed Dhunkaal Guutaale

7 Maxamed Cumar Maxamed (Bulqaas)

8 Cabdi Maxamed Jamac (Gaagale)

9 Jaamac Xasan Aadan

10 Maxamed Xuseen Xaaji Ciise

11 Mahdi Cabdillaahi Maxamed

12 Adan Maxamuud Hoori (Matan)

13 Axmed Barkhad Obsiiye

14 Cali Sh. Ibraahim Aareeye

15 Cabdillaahi Xuseen Cige (Balaki

16 Axmed Ducaale Bulaale

17 Ibrahim Mahdi Buubaa

II. Gudidda Arrimaha Gudaha Difaaca iyo Nabadgelyada.

Magaca


1 Cabdiraxmaan Muuse Jaamac

2 Xamse Maxamed Gaadaweyne

3 Cabdiqaadir X. Ismaciil Jirde

4 Cali Xasan Maxamed

5 Baashir Sh. Xuseen Tukaale

6 Maxamed Xaaji Jaamac Cilmi

7 Xaashi Xuseen Caabi

8 Cali Xaaji Maxamed Muuse

9 Ibraahim Jaamac Cali (Rayte)

III. Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.

1 Nasiir Xaaji Cali Shire

2 Axmed Yaasiin Sh Ali Ayaanle

3 Xuseen Ismaciil Yuusuf

4 Ibrahim Axmed Haybe

5 Maxamed Cali Hersi

6 Cabdiqaadir Jamac Xamuud

7 Mahadi Yuusuf Cadare

8 Cabdikariin Aw-Cali Shabeel

IV. Guddida Deegaanka, Khayraadka Dabiiciga ah.


1 Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan

2 Maxamed Baaruud Shide

3 Axmed Maxamed Nuur

4 Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)

5 FaaraxMaxamed Cabdulle

6 Siciid Warsame Ismail

7 Axmed Xasan Aadan (Waysocadde)

8 Maxamed Yusuf Axmed (Wabeeyo)

V. Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga

1 Maxamuud Axmed Obsiiye

2 Abdulqaadir Jibriil Tukaale

3 Abdiqadir Askar Xasan

4 Farxaan Maxamed Cali

5 Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac)

6 Hussein Maxamed Cige

7 Cumar Axmed Saleebaan

8 Siciid Maxamed Cilmi

9 Saleebaan Yuusuf Cali Koore

VI. Guddida Arrimaha Bulshada iyo Diinta.

1 Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

2 Maxamed Axmed Dhakool

3 Maxamed Faarax Qabile

4 Xasan Cawale Caynaan

5 Maxamed Jaamac Cali Guuleed

6 Saleebaan Cawad Cali (Bukhari)

7 Maxamed Barkhad Migane (Xamal)

8 Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac ( Aw-xoog)

9 Abubakar Cabdiraxmaan Good

VII. Guddida Arrimaha Dibedda

1 Maxamed Cumar Xashi

2 Maxamed Jaamac cabdi

3 Adan Hagi Deria Dirir

4 Xariir Siciid Bulaale

5 Abdillahi Axmed Yusuf Madar

6 Cabdicasiis Ismaciil Ducaale

7 Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaadhere)

8 Fu?aad Sh. Muxumed Cabdulle

9 Axmed Cabdi Nuur (Kijandhe)

VIII. Gudidda Dastuurka, Garsoorka, Cadaalada & X. insaanka ee Golaha Wakiilada

1 Siciid Cilmi Rooble

2 Abdirahman M Jaamac (lawyer)

3 Muuse Maxamed Ismail

4 Ibrahim Axmed Raygal

5 Xasan Muuse Hufane

6 Maxamuud Jaamac Warfaa

7 Cali Maxamed Adan (Cali Bare)

8 Maxamed Cumar Adan jiir

9 Khadar Aadan Xussen.


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: