13 June, 2013

Nin Tuug Ah Oo Badbaadiyay Qoys Baabi’Lahaa

Nin Tuug Ah Oo Badbaadiyay Qoys Baabi’Lahaa

Ninkan ayaa soo galay guri uu doonayay in uu u dhaco inta ay dadku hurdaan oo uu ka qaato alaabta iyo wixii u fududba. Ka dib wuxuu arkay reerkii oo miirdaboolan kabib markii ay ku sumoobey hawo. 

Ninkii ayaa bilaabay in uu guriga ka furo daaqada iyo albaabada gurigii uu u soo dhacay una qeyliyo dersaankii oo isla markiiba la wacay booliiska iyo Hay`adaha gargaarka deg dega ah. Sida ay soo xigatay jariirad lagu magacaabo sariix oo kazoo baxda dalka tuunis ayaa sheegtay in uu wiilkaan oo doonayay in uu u dhaco qoskaan uu bad baadiyay noloshooda maadama hadii uu aanu u imaan lahayn ay baabi`I lahaayen Ninkaan ayaa helay lacago abaal marin ah oo ay siiyeen reerkii iyo dhamaan intii arintaa ku lugta lahayd waxaa lasheegayaa in ninkan oo markiisii hore ahaa tuug uu haatan ku biiray ciidamada boolis sababtaa aawadeed.




http://samotalis.blogspot.com/

No comments: