24 March, 2013

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA DHAQAALAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo
TACSI GEERIDA . Maxamuud Aadan Cali


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum
Maxamuud Aadan Cali oo ahaa oday khaliijka iyo dalkaba ka ahaa nabad doon bulshada ka dhex muuqda. Marxuumka oo maanta ku geeriyooday hargeysa, waxaan tacsi u dirayaa tafiirtiisa gudo iyo debedba meel kasta ooy adduunka ka jooganwaxaan leeyahay Alle haydinka yeelo kuwa laasima samir iyo duco.

Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

Hargeysa 4096421

No comments: