29 October, 2012

Ayeeyada Ugu Da'da Yar Caalamka Oo Dhawaan La Caleemo Saaray.

Ayeeyada Ugu Da'da Yar Caalamka Oo Dhawaan La Caleemo Saaray.

Ayeeyada oo lagu magacaabo Satanisco ayaa waxaa guursadayiyadoo 11 sano jira..........

Waxaa badanaa dhacda in ay dumarku guursadaan markii ay gaadhaan da`da labaatanka iyo wixii ka sareeya oo ay caruur yeeshaan noqdaana qoys dhisan. 

Balse waxaa layaab noqotay in haweenay Roomaniyad ah ay noqotay ayeeyada ugu da`da yare ee dunida kadib markii ay gabadheeda oo 11 sano jir ahi dhashay ilmaheedii koowaad . 

Ayeeyada ayaa lagu qoray jariirada the Sun ee ka soo baxda Dalka England in ay dhashay gabadheeda markii ay 12 sano jir aheyd ayadoo gabadheeduna ay ku dhashay 11 sano jir. 

Ayeeyada oo lagu magacaabo Satanisco ayaa waxaa guursaday nin 13 sano jira halkay iyaduna ay jirtay 11 sano kadibna dhashay markay ahayd 12 sano jir gabadheeda maariya. 

Mariyana ay iyadna guurstay markay 10 sano jir dabadeedna ay dhashay ilmaheeda u horeeyaay iyadoo 11 sano jirra taas oo hoodayeeda ka dhigtay ayeeyada ugu da`da yar aduunka oo idil. 

Ayeeyadan oo 23 jira waxaa jira haween badan oon weli la laguursan oo da`da Satanisco leg ama ka wayn arintan oo noqotay arin ay layaabeen dad badan oo dunida ku nool. 

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: