08 September, 2012

Somaliya: Maxaad Ka Taqaan 25-ka Musharax Madaxweyne Iyo Qabiiloo Yinkooda?


Maxaad Ka Taqaan 25-ka Musharax Iyo Qabiiloo Yinkooda?

Waxaan halkan ku soo gudbineynaa 24- ka mida 25-ka Musharax ee u tartamaya Madaxweynenimada Somalia,Magaacdooda iyo Qabiiladooda.

Musharaxiinta Hawiye ! 

1- Abdullahi Ahmed Cadow – Habargidir Sacad. 

2- Shariif Sheekh Ahmed – Abgaal , Harti Abgaal. 

3- Yusuf Garaad Omar – Habargidir Ceyr. 

4- Omar Salaad Elmi – Habargidir Sacad. 

5- Abdirahman Baadiyoow – Abgaal – Waceysle. 

6- Abdirahman Abdishakur – Habargidir Ceyr. 

7- Hassan Sheikh Mohamud – Abgaal Waceysle. 

8- Cisman Mohamed Gacal – Abgaal,Wacbudhan. 

9- Salaad Ali Jeelle – Abgaal,Harti Abgaal. 

10- Saciid Isse Mohamud (Ina Ciise Lugoole) Habargidir,Ceyr. 

11- Abdulkadir Osoble Ali, Abgaal,Harti Abgaal. 

Musharaxiinta Daarood ! 

1- Haji Mohamed Yasin Ismail – Harti Majeerteen. 

2- Mohamed Abdullahi Farmajo – Mareexaan. 

3- Maslax Mohamed Siyaad Barre- Marexaan. 

4- Abdwahid Elmi Goonjeex – Mareexaan. 

5- Abdiwali Mohamed Gaas - Harti Majeerteen. 

6- Sakariye Haji Abdi - Harti Leelkase. 

7- Bashiir Nur Hassan (Ina Nur Bidaar) Mareexaan. 

8- Hussein Khaliif Jama Harti Majeerteen. 

9- Mohamed Ahmed Saleh ,Harti Majeerteen. 

10- Abdirahman Mohamed Abdi Hashi,Harti Dhulbahante. 

Musharaxiinta Dir ! 

1- Ahmed Ismail Samatar – Gadabuursi,Maxaa Case. 

2- Mohamed Abdullahi Oomar – Isaaq,Sacad Muuse. 

3- Mohamed Abdiweli Shiikh Yusuf,Faqa Muxumud. 

Ibraahim Cali Xuseen oo ku dhashay Burhakaba ayey nagu adkaatay inaan helno qabiilkiisa.
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: