Madaxweynaha oo khudbadiisa kaga hadlay dhinacyo badan
Hargeysa (GNS)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa khudbad uu ka jeediyey xaflada lagu xusayo 26 jun oo ah maalintii xornimada Somaliland ka qaaday maxmiyadii Ingiriiska ayaa sheegay in aanay qadiyada Somaliland marna gor gortan gali Karin.
Madaxweynaha oo khudbadiisa kaga hadlay dhinacyo badan taabanaysay ayaa waxa aanu idiinsoo gudbin doonaa wakhtiyada soo socda.
Sacad M. Cabdi
Gabiley News Desk
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment