24 April, 2012

War Deg Deg ah: Boqor Cismaan Buurmadow oo la Keenay Maxkamada Hargeysa iyada oo si weyn Loo ilaalinaayo


War Deg Deg ah: Boqor Cismaan Buurmadow oo la Keenay Maxkamada Hargeysa iyada oo si weyn Loo ilaalinaayo

togaherer  
Hargeysa/TogaHerer 24 April 2012
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud BuurMadow ayaa Maxkamada Gobolka Hargeysa la keenay maanta , Boqorka ayaa waxa Waday Si adagna u ilaalinaayay Ciidamada Gaarka ah u Tababaran ee Loo Yaqaan SPU .
Saxaafada ayaa Loo diiday in ay galaan Maxkamada Sidoo kale waxa loo diiday in ay Maxkamada u jirsadaan  hilaadi  30 Mitir,Dacwada Boqor Cismaan Buurmadow  ayaa  ah mid xaasaasi ah iyada oo  si weyna indhaha loogu hayo gudo iyo dibadba.
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud ayaa  Xidhnaa ilaa iyo Bishii March 15 isagoo wakhtigaa oo uu ka  Soo dagay Madaarka Hargeysa Xabsiga Dhexe ee Hargeysa Loo Taxaabay .

Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa/Somaliland

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: