Boqor Buur Madow oo Maxkamada la keenay iyo Saxaafada oo loo diiday in ay Galaan Una dhawaadaan Hoolka Maxkamada
Sidii aan hore idiin ku soo gudbinay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw oo baryahanba ku xidhnaa Xabsiga Dhexe ee Magaalda Hargaysa
Boqorka oo kamida dadka faro ku tiriska ah sida aan Gabashada Lahayn u dhaliila Xukuumada Madaxweyne Siilanyo oo dhawaan dalka dib ugu soo Laabtay ka diban Madaarka Hargeysa lagu xidhay dabadeedna loo dhaadhicyey Xabsiga Hargeysa iyada oo Wax eedeyan ah lagu soo Eedeyn Maxkamada la Keenay Hal mar.

Hadaba maanta ayaa mar labaad dib loo keenay Maxkamdda Boqorka Cismaan oo lagu sido Baabuurta ciidan ka SPU iyada oo isla markiiba la gelieyey Maxkamada.
Amaanka Maxkamda ayaa aad loo adkeyay Iyadoon meesha laga ogolayn wax Saxaafada loona diiday inay u soo dhawaadaan agagaarka Maxkamada.
Mar aanu isku daynay inaanu galno halka ay dacwadu ka socoto ayaa meel fog ay nagaga hor yimaadeen Ciidanka oo ku Gaashaaman Qoryo, Maxkamada ayaa Waxa ku gedaamnaa ciidan loo yaqaan SPU Qaybaha Saxaafada ayaa waxay fadhiday agagaarka Maxkamadda.
Kadib markii ay dhamaatay dhagaysiga dacwadu waxaa lagu qaaday Baabuurta Ciidan ka ee SPU da.

Waxaanu isku daynay inaanu war faahfaahsan ka helno laakin way noo suurto gali wayday inaanu helno wax war ah oo ku saabsan Kiiska Boqorka iyo Eedeynta loo haysto.
Dhawr Goor oo aanu isku daynay in aan helno Kiiska dacwada iyo eeda lagu soo oogay Boqor Cismaan Buurmadow ,Halka Warar ay noo sheegeen in Boqorka lagu soo Eedeeyey in uu Waday Brobogaando iyo Kicin.
.
Nasiib Darada jirtay ayaa ahayd ciidan ka SPU da oo ilgaara ku eegaayay saxaafada ayay noo suurtoobi wayday in aanu faahfaahin badan Helno..
Geesta Kale waxaanu isku daynay in aanu Helno waxna ka waydiino Qareenka u doodaya Boqorka se way noo suuragali wayday.
Gebo Gebadii May jirin cid Saxaafada la hadashay waxna u sheegtay waxaase la sheegayaa in dacwada dib looga balamay sida ay sheegayaan illo u dhaw dhawi waxaa dib loo soo celin doonaa maalmaha inagu soo socda Boqorka..

Warqabadka ToggaHerer
Khadar Nuux Yonis
4613818
No comments:
Post a Comment