18 March, 2012

Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahano Soo Dhaweeyay Shirka Beelaha Habaryoonis Bari Uga Furmay Ceel- Afweyn.


Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahano Soo Dhaweeyay Shirka Beelaha Habaryoonis Bari Uga Furmay Ceel- Afweyn.

 Hargeysa (Ramaas) Mar, 18, 2012- Siyaasiyiin , madax dhaqameedyo iyo aqoonyahano   ka soo jeeda Bariga dalka, ayaa manta taageero u muujiyay shirka beelaha Habaryoonis Bari uga furmar degmada Ceel –Afweyn  ee gobolka Sanaag.
 Qoraal ay xubanahan soo saareen ayaa u dhignaa sidan

Taageero iyo Hambalyo Shirka Nabada Iyo Aayo ka tashiga ee Beesha Habaryoonis-Bari uga furmay Degmaada Ceel Afweyn.
Anaga oo kala ah Salaadiinta,xildhibaanada,aqoonyahanka,cuqaasha iyo odayaasha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu taageero buuxda iyo hanbalyo u diraynaa shirka Nabada iyo Aayo ka Tashiga ee beelaha Habaryoonis Bari (HYB)uga furmay degmada Ceel Afweyn 16/03/2012.
Waxaanu balan qaadaynaa inaanu si mug leh u hir gelin doono qodobada ka soo baxa shirkaa.
1.    Beelo Jire Siciid Cilmi Hoori  wakiilka suldaanka
2.    Xildhibaan C/qaadir Askar Xassan Golaha Wakiilada
3.    Xildhibaan Maxamed Saalax Golaha Wakiilada
4.    Maxamed Xirsi Oomane  Ex Gudoomiyihii Hore Ee Maxkamadda Sare
5.    Jaamac Saalax Gaab Ex Wasiirkii Madaxtooyada
6.    C/raxmaan Cismaan Aadan  Ex Wasiiru dawlihii hore ee wasaarada arimaha debada
7.    Maxameed Xasan Dhunkaal Ex xildhibaan golaha wakiilada
8.    Mujaahid Amiir Saalax Barre   Aqoonyahan
9.    Dr:Maxamed Cabdi  Carabayte Aqoonyahan
10.                       Dr:Maxamed Axmed Abokor  Garyaqaan
11.                       Sheikh Cawil Fataax  Aqoonyahan
12.                       Maxamuud  Saxardiid Askar  Aqoonyahan
13.                       Siciid Jaamac Cade  Aqoonyahan
14.                       Eng:C/laahi Cali Warsame Sooraan  Aqoonyahan
15.                       Siciiid Cabdi Weyd  Aqoonyahan
16.                       Cabdi Siciid Axmed   Oday Guud
17.                       Cabdi Afyare Chief Caaqil
18.                       Maxamed Muuse Dayuuur   Oday Guud
19.                       Xasan Digaale Oday Guud
20.                       C/laahi Faarax Xaamud  Oday Guud
21.                       Xaaji Cumar  Oday Guud


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: