Guudoomiyah Xisbiga Ucid
Eng,Faysal Cali Waraabe
Gudoomiye Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Ucid
Mudan,Aadan Jaamac Hoori
Eng,Faysal Cali Waraabe
Gudoomiye Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Ucid
Mudan,Aadan Jaamac Hoori

republic of somaliland
xisbiga cadaaladda iyo daryeelka
ucid
justice and welfare party
حزب العداله والرأفة
___________________________________
date: 05/1/2012
go,aamadii kasoo baxay shirweynihii 3aad ee xisbiga ucid
1, inla adkeeyo nabad galyada iyo madaxbanaanida soomaliland
2,in ay xukuumadu latimaado siyaasadii dalka ay ku hogaamin lahayd isla markaasna la mideeyo hanan socodka xukuumada oo hada is dhexyaacsan
3.in uu madaxweynuhu uu ilaaliyo distoorka dalka iyo shuruucdiisaba
4. in maamulka soomaliland lagu fidiyo dhamaan deegaamada soomaaliland
5.in qabyaalada iyo musuqmaasuqa baahay oo ah dillaaga qaranimo in la joojiyo
6.in caddaalkada darrada iyo eexda ku baahday dalka lasoo afjaro
7. waxa kale oo uu shirku isku raacay go,aamiyayna ,una codeeyayna in lakala saaro jagada gudoomiyaha iyo jagada musharaxnimada madaxweynaha soomaaliland oo hore u midaysnaan jiray
8.waxa kale oo uu shirku isku raacay una footeeyay awoodna u siiyay hogaanka sare ee xisbiga in la baneeyo jagooyinka gudoomiye xigeenka 3aad,4aad,iyo jagada xoghayah guud iyo 50 xubnood oo golaha dhexe ah
9.waxa kale oo uu shirweynuhu isku raacay ina tiradii jagooyinka ku xigeenada gudoomiyah lago 4 xubnood halkii ay hore uga ahaan jirtay 4 xunood
10.waxa kale oo laysku raacay in gudida fulintana laga dhigo 45 xubnood
11.waxa sjirweynaha lagu doortay laguna ansixiyay jagooyinkan soo socda
guudoomiyah xisbiga ucid
eng,faysal cali waraabe
gudoomiye xigeenka 1aad ee xisbiga ucid
mudan,aadan jaamac hoori
gudoomiye xigeenka 2aad ee xisbiga ucid
cabdixakiim garaad maxamuud cali shire
kuxigeenka xoghayaha guud ee xisbiga ucid
mudane cabdinaasir yuuusuf cismaan qodax
isla markaasna waxa uu gudoomiyaha xisbiga goobta ku magacaabay labadan masuul ee hoos ku qoran oo kala ah
xogahayaha arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah
mudane,cabdifataax siciid axmed
xoghayaha cadaalada iyo maxkamadaha ee xisbiga ucid
professor siciid cabdi caamir
No comments:
Post a Comment