08 December, 2011

Xubnaha Wakiilada Ee Qoysaskooda Dibadaha U Dhoofiyay Iyo Dalalka Ay Kala Dajiyeen

Xubnaha Wakiilada Ee Qoysaskooda Dibadaha U Dhoofiyay Iyo Dalalka Ay Kala Dajiyeen

Hargeysa, December 7, 2011 (Haatuf) - Xildhibaanda golaha wakiilada Somaliland ayaa qaar badan oo ka mid ahi ay int abadan waajibaadkooda xileed ee loo soo doortay ay kaga mashquulaan socdaalada dibadaha ee ay ku booqdaan qoysaskooda iyo caruurta ay dhaleen ee dalalka dibadaha ay dajiyeen, kuwaas oo qaar ka mid ahi ay muddadiishanta sanadood ahayd ee xilka loo soo doortay ee golahooda ka dhamaatay ay kala badh iyo in ka badanba ay ku maqan yihiin dalalka xaasaskooda ay dajiyeen.

Xubnaha xaasaskooda dibadaha dajiyay ayaa waxa ka mid ah:

Md Ibraahim Axmed Raygal dalka Australia

Md Maxamed Cali Xiri dalka UK

Md Axmed Maxamuud Cali Beegsi dalka Norway

Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore dalka UK

Md Mahdi Xasan Sugaal dalka UK

Md Khadar Aadan Xuseen (Ambasador) dalka UK

Md C/kariim Aw Cali Shabeel dalka UK

Md Xuseen Maxamed Cige dalka Canada

Md C/raxmaan Maxamed Jaamac dalka Uk

10.Md C/casiis Ismaaciil Ducaale dalka UK

11. Md C/qaadir Ismaaciil Jirde dalka UK

12. Md Maxamed Cali Jibriil dalka UK

13. Xildhibaan Ikraan Xaaji Daa'uud dalka UK

14. Md Ibraahim Jaamac Cali dalka UK

15. Md Cali Xaaji Maxamed dalka Norway

La soco…….

 

No comments: