09 December, 2011

Heshiis Laga Gaadhay Shaqaaqadii Ceelbardaale iyo Dilkii Seemaal –

Peace Deal Has Reached in Seemaal, Somaliland: Heshiis Laga Gaadhay Shaqaaqadii Ceelbardaale iyo Dilkii Seemaal –

http://saylicipress.net/2011/12/09/peace-deal-has-reached-in-seemaal-somaliland-heshiis-laga-gaadhay-shaqaaqadii-ceelbardaale-iyo-dilkii-seemaal/

In l a sii daayo ,siyaasiga la yidhaa , maxamed jaamac abgaal, oo shalay ,si ,ban uga hadalay saxafada madaxbanan ee ka soo baxda dalka ,

In muda loo kordhiyo dadkii dambiilaha yashaa , loo soo wada qabto, ayada oo ilaa hada la hayo, labo ,kamid ah iyo dad kale oo la filayo, in lug ku leeyihiin,oo

Loogana dhagay mudo 45 maalmood,

In la iska ilaasho inta lagu jiro ,baadhitaanka, dawladu, wado, aan lagu samay wax dhib keeni, oo ka yimaad

beesha dhibta loo gaystay, oo ah , dil, iyo rabshado,iyo wixii nabadgalaya jiidaa khalkhal gelinaaya.
In l a sii daayo ,siyaasiga la yidhaa , maxamed jaamac abgaal, oo shalay ,si ,ban uga hadalay saxafada madaxbanan ee ka soo baxda dalka , In muda loo kordhiyo dadkii dambiilaha yashaa , loo soo wada qabto, ayada oo ilaa hada la hayo, labo ,kamid ah iyo dad kale oo la filayo, in lug ku leeyihiin,oo Loogana dhagay mudo 45 maalmood,

In la iska ilaasho inta lagu jiro ,baadhitaanka, dawladu, wado, aan lagu samay wax dhib keeni, oo ka yimaad beesha dhibta loo gaystay, oo ah , dil, iyo rabshado,iyo wixii nabadgalaya jiidaaka; Hadalan dambe waa wasiirak daakhilag , waraysi uu siiyey saxaafad maant hargays,Wasiirka oo aan faah-faahin ka bixinin ama magacaabin shakhsiyadaha ay u qabteen falkani ee ka danbeeyey dilkaasi deegaanka Saameel ee Ceelbardaale ayaa wuxuu sheegay in ay yahiin eedaysanayaal danbigaasina lagu soo caddayn doono,

Wasiirku wuxuu si dadban ugu eedeeyey dhinaca gobolka Awdal inay kaga baxeen ballan ayuu yidhi ay Xukuumaddu kula gashay in markii falku dhacay sii aanay dhib danbe u dhicin balse ayuu yidhi dhimasho kale dhacday maydkaasi oo lagu aasay Gabiley.

Hadalka Wasiirka oo aan caddayn cidda ay hadda u qabteen falkani ayaa ilaa hadda inta la ogyahay ee ay Xukuumaddu falkani u qabatay waxaa ka mid ah La Taliyahii dhinaca siyaasadda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Abiib Diiriye Nuur Timacad, Sheekh Maxamuud Raage iyo Odayaal ka soo jeeda deegaanka Gabiley ma cadda dhinaca uu ula jeeday Wasiirku inay yahiin dadka lagu hayo danbiga ah inay falkaasi ka danbeeyee.

Waxaa maanta saxaafada aad luugu weeraray gaar ahaan odayaasha, iyo siyaasiyiinta, gobalka awdal, oo ay codsadeen in shaqada , laga eryo, la soo taago maxakamad taliyah ciidanka milatariga, is is difaacay, oo saxaafad, ka hadlay, oo yidhi, wax shaqo kuma lihi,waxaan dad suladaan oo dawlad aad, uga haybaysato, in falkan uu wax kaga jiro ay leeyihiin, waxaa la filayaa in uu ku limo shaqadiisa,

Waxaa dadwaynaha, somalind , ee dagan magaalad haragaysa , shekh ,siyasi, oday, iyo aqoon yahan , dumar iyo rag, ay aad uga xumaadeen falkan xun ee dhacay, oo ah kii

labaad,waxaa aad loogu mahad ciliniyaa dawladu, sida fiican ee wax markiiba ,uga qabtay, iyo sida dawlad ay shacbka soomalind ay u tustay, in arinka wax ka qabato ,

wariye madax banaan oo ka yimid north amerika

http://saylicipress.net/2011/12/09/peace-deal-has-reached-in-seemaal-somaliland-heshiis-laga-gaadhay-shaqaaqadii-ceelbardaale-iyo-dilkii-seemaal/

Hamud ali elimi ( Hargaysa)

No comments: