TACSI: GEERIDA MARXUUM Cali Maxamed Ducaale
Anigoo ku hadlaaya Magaca Reer Cabdi Carwo iyo magaca xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa xaaska, tafiirta, walaal, waalid, ehelka kale, asxaab, qaraabo, xidid iyo xigaalka Marxuum Cali Maxamed Ducaale (Cali Kulmiye) meel kasta ooy joogaan,. Geeridu waa xaq, maqalkeeduna waa naxdin, waxa se ugu naxdin badan tan kediska ah sida tan heshay Inaadeer Cali Maxamed Ducaale Alle ha u naxariistee.
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee

Marxuum Cali waxuu ku geeriyooday Hargeysa, Axaddii 09/10/2011
Cali waxuu ahaa nin bulsho oo afkiisa iyo gacantiisaba cidna ku dhibin, naxariis badan oo waji furan. Alle waxaan uga baryayaa inuu naxariistiisa ugu deeqo janatul fardows, inagana ina waafajiyo samir iyo duco.
Cali waxuu ahaa nin bulsho oo afkiisa iyo gacantiisaba cidna ku dhibin, naxariis badan oo waji furan. Alle waxaan uga baryayaa inuu naxariistiisa ugu deeqo janatul fardows, inagana ina waafajiyo samir iyo duco.
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
http://www.facebook.com/pages/Ahmed-Arwo/246544372035127
samotalis@gmail.com

No comments:
Post a Comment