Maxkamada sare oo ku dhawaaqday in uu Faysal Cali Waraabe yahay gudoomiyaha xisbiga UCID
War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Muranka Xisbiga UCID ….
Maxkamada Sare ee Jmahuuriyadda Somaliland ayaa saaka shaaca ka qaaday go'aankii kama danabysta ahaa ee murankii boobka iyo inqilaabka isugu jiray ee lagu soo qaaday xisbiga UCID- taasi oo ay maxkamadu meesha ka saaraty in aanu jirin gudoomiye ku meel gaadh ah iyo wax muarn ah oo la galin karo xisbiga UCID-
Maxkmadu markii ay dhagaystay garabkii inqilaabka waday iyo qareenada gudoomiyaha rasmiga ah ee xisbiga UCID- Faysal Cali Waraabe waxa ay go'aansatay in gudoomiyaha rasmiga ah ee xisbiga UCID-uu ayahay Ing. Faysal Cali Waraabe
Sidoo kale Adan Mire Waqaf iyo gudoomiyaha Golaha wakiilada ayaa lagu wargaliyay in ay qalad ku jireen isla markaasina ay ku fopofaan danahooda kale isla markaasina ay ka qaldanaayeen gudoomiyaha rasmiga ah ee xisbiga UCID- Ing. Faysal Cali Waraabe
Arintani ay xukumadu ay dabada ka waday ee boobka ahayd ayaa umada oo dhami ay arkaysay oo ahayd mid qaldan cid kasta oo garteeda ka gashayna ay qaladka ka saaraty Ciro iyo Waqaf oo uu Xirsi gaab ku shaqaysnaayay.
Tani waxa ay dhabar jab weyn ku tahay kuwii xadarada waday iyo boobka waxa ay guul u tahay shicibka Somaliland ee xaqa taageera, waxa ay guuldaro ku tahay ninkii dhamaa ee sharcidajinta dalka haystay, waxana la haboon mudane Ciro in uu is casilo oo uu baneeyo jagada uu la hadhay ee uu sharci dajintii dalka uu ku tuntay, waxa la gudboon in golaha wakiiladu ay maxkamad soo taagaan gudoomiyahooda oo ku fashilmay maxkamadii uu la galay xisbiga UCID- EE uu ka soo baxay.
Arintani maanta ay maxkamdu ay ku dhawaaqday ayaa ka naxisay Waqaf, waxana uu sheegay in uu furan doono xisbi gaar ah oo uu isagu gudoomiye ka yaha, sidoo kale Ciro ayaa hore u sheegay inytii ayna maxkamadani dhicin in uu taageeri doono waxii ka soo baxa maxkamada, hadii laga guulaystana uu xisbi furan doono

No comments:
Post a Comment