Hadraawi iyo wasiiro lacag u qaadi doona Somaliya iyo Hargysa oo gaajo loogu bakhtiyaayo
Hadraawi iyo wasiiro qaadhaankii abaaraha u qaadi doona Somaliya
Hargysa- Warar horleh oo soo baxaaya ayaa tibaaxaya in lacagtii deeqda ahayd ee xukumada somaliland ugu tabarucayso dadka ay haleeleen abaaraha ka jira somaliya oo dhan $750.000 OO DOLLAR loo dhiibi doono abwaan hadraawi si uu u geeyo muqdisho una hor kaco wefti ka socda ururada bulshada iyo culimaada taageerta xukumada somaliland
waxaa kaloo jirta qeyb labaad oo loo qaadi doono kenya taasna waxaa qaadaya masuuliyiin ama wasiirao ka tirsan xukumada somaliland oo ay ka mid yihiin wasiirka awqaafta iyo diinat iyo wasiirka ganacsaiga waxaana la sheegay inay si toosa lacagtaas deeqda ah u gaadhsiin doonaan somalilada ku sugan xeryaha qaxootiga ee kenya siiba kuwa gobolada waqooyi bari kenya
Dhanka kalena waxa magaalada Hargysa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland wadhan dad danyar ah oo ka soo laabtay qaxootiyadii Itoobiya sida Dulacd,Baliya,Daroor,Abokor,Ramaso iyo meelo kaleba kuwaasi oo labaatan sanadood deganaa goobo ka mid ah magaalooyinka gudahooda oo intaas uun sugaayay in loo sameeyo hoy ay galaan.

No comments:
Post a Comment