13 May, 2010

Xiliga doorashada Somaliland

Xiliga doorashada Somaliland
 
Calanka Somaliland
Calanka Somaliland
Calanka Somaliland
Gudiga doorashoyinka Somaliland ayaa galabta ku dhawaqay in maalinta codbixinta doorashada Madaxtooyada Somaliland ay go'amiyeen 26ka June 2010.

Afhayeenka Gudiga Doorashoyinka Maxamed Axmed Xirsi ayaa Warkasi gor dhoweyd u sheegay weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Sacid Cige.

Afhayeenku faahfahin kale ma bixin lakiin wuxuu caddeeyay inay u gudbiyeen Madaxweynaha Somaliland daahir Rayaale Kaahin maanta, maalintan la qabanayo doorashada si uu degreeto ugu soo saaro.

No comments: