Dhanxiir.. Wasiirada Rayaale iyo Carqaladaynta doorashada Waaryaadhaheen nimankii wasiirada UDUB ahaa ee Warancadde iyo Aw Sulub waxa la yidhi midba meel buu sanduuq sida beedka u dillaacinayaa oo xilo fur iyo dhaar ku maray in aan la qaadayn ilaa xabada u dambaysa uu jeebada ku rito, duco qabayaashii dhaartooda kaga dhabeeyey ee Jaamacadaha tallow ma cunahay qabteen, kolhadiiba wixiiba soo xeroodeen, sanduuq iyo laba wasiiro salka saareen waxba loo noqon maayee hala kansalgareeyo. Weger; Adeer beedku waa iska ooraydhe, waxaan ku weydiiyey Hindi BAABAA-gan UDUB ee fagaarayaasha kaga faanaya saddex kaadhbaan qaatay maxaa loo qaban waayey, mise tuug baan ahay ayaa faan noqotay, cajab!! Carqalad iyo muran sanduuq iyo kaadh la iibsadaatoona socon maayaane sideed sannaad sida Huuryada u jaqayseenee yaa UDUB 'GIIB NOOM TAANI' |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
23 May, 2010
Dhanxiir.. Wasiirada Rayaale iyo Carqaladaynta doorashada
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment