| Dhanxiir iyo booqashada Rayaale ee Boorame Maansha Allaah; Alleylehe madaxweyne Rayaale sabankaa maanta ah doorashadda cidi waabin mayso oo 80kii cod oo la saddex jibaaray wax ka badan ayuu ayuu ku samirsiin doonaa qolooyinkan mucaaridka ee cidla is xaydxaydaya, kol hadii inta uu dhabtii hooyadii ku soo fadhiistay oo uu labada dhaban ka soo dhunkaday ay duco u soo xambaarisay. Weger; Adeer; horta waa waajib saaran inuu Rayaale hooyadii ka soo ducaysto oo uu madaxa u soo sallaaxee, in aanu doorasho iyo kursi dambe salka saarayn xalay buu ku seexday, markuu arkay sida ay reer Boorama muduciga ugu yihiin, shilimaadka yar ee uu sii qaadayna inta laga soo hurgufo ayaa hadhowna cidlo la diri doonaa. |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
01 April, 2010
Dhanxiir iyo booqashada Rayaale ee Boorame
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment