20 December, 2009

TACSI:Marxuumad Faadumo Buraale Barre



Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CABDI CARWO iyo kan Xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diraya tafiirta, ehelka, qaraabada, ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Buraale Barre oo ku geeriyootay 19/12/2009 Magaalada Jeddeh ee Wadanka Saudi Arabia.


Si gaar ah waxaan u tacsiyadeynayaa Reer Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare tafiirtooda oo ay geeridu ku timid Hooyadood Marxuumad Faadumo Buraale Barre.


Waxaan Marxuumada Ilaahay uga baryeynaa inuu janada fardowsa ka waraabiyo eheladii ay ka tegtayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.



Axmed Xasan Carwo
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com/


No comments: