09 November, 2009

Gabay Qurbaawi Qaayihiis


Nin ka mid ah dadka qurbaha ku nool ayaa gabay tiriyay uu kula hadlayo dadka waddanka jooga. Waakan gabaygiina ee akhris wacan:
 
 
Non-stop inaan ahay
Speed kaygu high yahay
Snow anaan socon karin
Outside ka mooye
Indoor aanan joogeyn
Ice ka iyo qaboowguna
Oldman udaran yahay
Alberta'na Slippery
Adimadu ku jabayaan
Sleep kayga oo idil
Only four hours yahay
Including maalmihii
Weekend 'ga la odhan jiray
Income kaygu low yahay
Account gaygy madhan yahay
Always tired aan aheyn
Immigrant waa gun'e
Abuse na aan qabo
Skill xumo daraadeed
Labour aan ag taag nahay
Education kaygii already finish yahay
Ignorant jaahil ah
Equal aanu siman nahay
Ammuurtaydu say tahay
Upside down u rogan tahay
Age kaygu wayn yahay
School aana dhigan karin
Afrikaay odhaahdaa
I need money haduu yahay
Every month bill'kii
O! Ya! Sugaysaan
You know exactly
information kaygii
If you no aware that
Again bay inoo tahay!!!
 

No comments: