WaryaTV - 4 Qof oo rayid ah ayaa inta la ogyahay ku dhintay , 7 kale oo laba Boolis yihiina way ku dhaawacmeen Guji linka bidix oo daawo sida dhiiga shacbiga loo qubay, sida fileynimada ah ee maatada loo gumaaday, sida arxan darrada ee iimaan-laawayaashu ummadda u dileen..Waa bilowgii soo-celinta kaaramada Soomaliland waana dhammaadkii taliska doqonka iyo kas-gaabka. Abaallaawe Riyaale iyo Fooxle Ina Yaasiin wey heli waxay ummaddan ka galabsadeen...Wey toostay oo hurdo dambe kuma hadhin
No comments:
Post a Comment