11 April, 2016

Dhambaal Tacsi ah oo uu diraayo La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Mustashar Axmed Carwo GEERIDA .Maxamed Ibraahim Macaash

 Dhambaal Tacsi ah oo uu diraayo La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Mustashar Axmed Carwo 
GEERIDA .Maxamed Ibraahim Macaash


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Maxamed Ibraahim Macaash ka baxay gaar ahaan reer Macaash iyo tafiirtooda.. Maxamed oo ahaa nin caan ku ahaa bulshoweynta London, waxuu ku geeriyooday shalay 10/04/2016 magaalada London. 

Waxa uu  Mustashar Axmed Carwo, Alle uga baryayaa dambi dhaaf, naxariis iyo inuu qabriga u waasiciyo una nuuro. 
 
Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.

Mustashar Axmed Carwo
07535447230

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: