08 August, 2015

LA-TALIYAHA MADAXWEYNHA EE DHAQAALAHA MUSTASHAR AXMED CARWO OO TACSI U DIRAAYA REER BUUBAA

INNAA LILLAA WA INNAA ILLEYHI RAAJACUUN

GEERIDA MARXUUM CABDILLAAHI HURRE BUUBAA


Mustashaar Axmed Xasan Carwo, la-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha,  Ganacsiga iyo Maalgashigu waxuu tacsi u dirayaa Shacabweynaha, gaar ahaan Gobalka Maroodi Jeex, geerida ku timid Cabdillahi Hurre Buubaa, waxuuna si gaar ah u tacsiyadeynayaa reer Buubaa, qoyska, tafiirta, ehelka kale, qaraabada, asxaabta . Cabdillaahi Hurre waxuu ahaa nin bulshada u huray xalinta khilaafka iyo isku jiidka bulshada, mid dhaqan iyo mid siyaasadeedba. oo marxalad kasta ka dhex muqqaday bulshada reer Hargeysa.


ILLAAHAY WAXAAN UGA BARYAYAA  NAXARIIS, DAMBI DHAAF, IYO INUU QABRIGA U WAASICIYO, UGANA DHIGO BEER KA MID AH BEERAHA JANNATUL FARDAWSTA SARE. QOYS , EHEL, IYO XIGTO, XIGAAL IYO QARAABANA INA WAAFAJIYO SAMIR IYO DUCO


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: