09 February, 2015

Talo,Tilmaan,Tusaale iyo Toosin 4---Ahmed Arwo







Ma ina soo maratay xili qabyaaladdu hoos u dhacday....Imtixaan ayaanu galnay lixbaanu ku guulaysanay shan waxay ahyd reer Soomaliland inanka kalena waxuu ahaa nin reer Baydhaba ah Cabdiqadir Sh Mukhtaar...shantayada seddexbaa isku raas iyo qoys hoose isku ah..maxaa dhacay..xaqiibaa adkaaday iyo geesinimadii geesi reer Laascaanood ah.AHU geesi Axmed Seefle...daawo oo dhegeyso...



https://www.facebook.com/aharwo?ref=hl



http://samotalis.blogspot.com/

No comments: