13 February, 2015

La-taliayaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maal-gashiga waxuu Tacsi u dirayaa Dawlad iyo Shacbiga Jabuuti

o
La-taliayaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maal-gashiga ​​Mudane Axmed Carwo waxuu tacsi u dirayaa isagoo la qaybsanaaya murugada iyo tiiraanyada:



Dawlada Djabouti iyo shacbigeeda gaar ahaana Baarlamaanka dalka Jabouti iyo Madaxwaynaha dalka Djabouti Md, Ismaaciil Cumar Geele, isagoo ka tacsiyaynaya geerida ku timi Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabouti marxuum Idiris Arnoud Ali.

Wuxuu Alle uga baryayaa inuu marxuumka janadii fardawsa ka waraabiyo., ehel, tafiir, qaraabo, asxaab, dawlad iyo shacbi weynaha Jabuutina waafajiyo duco iyo samir.,

Inaa Lilaa Wa inaa Illeyhi raajacuun.

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: