30 August, 2014

War-saxaafedeed ku qoran laba luuqadood oo ay wadajir u soo saareen Wakiilada Somalia ee UN-ka,Maraykanka Iyo EU-da oo sheegay in Somaliland ciidamadeeda kala baxdo Saax-dheer (Sool).

War-saxaafedeed ku qoran laba luuqadood oo ay wadajir u soo saareen Wakiilada Somalia ee UN-ka,Maraykanka Iyo EU-da oo sheegay in Somaliland ciidamadeeda kala baxdo Saax-dheer (Sool).


War-saxaafedeed ku qoran laba luuqadood oo ay wadajir u soo saareen Wakiilada Somalia ee UN-ka,Maraykanka Iyo EU-da oo sheegay in Somaliland ciidamadeeda kala baxdo Sool & Saax-dheer.

Nairobi-(Qaran-news)-Warsaxaafadeed ay si wadajira u soo saareen Wakiilada Somalia ee UN-ka,EU-da iyo Maraykanka oo ku qoran laba luuqadood oo soo gaadhay website-ka Qarannews ayaa u dhigan sidatan:-

U.S. Special Representative for Somalia, UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, and EU Ambassador to Somalia Appeal for All Armed Forces to Withdraw from Saaxdheer, Sool

August 29, 2014

United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union Ambassador Michele Cervone d’Urso express profound concern about the deployment of armed forces and the resultant conflict within Saaxdheer, Sool Region.



We call for the immediate withdrawal of forces from Saaxdheer, and the immediate release of all prisoners. We urge all parties to refrain from violence and make concerted efforts to de-escalate and resolve differences through peaceful means and dialogue. All parties should make immediate efforts to demonstrate genuine willingness to create the conditions necessary for long-term and durable stability in the region.



The U.S. Special Representative, the UN Special Representative and the EU Ambassador urge all parties in the affected region to engage peacefully and find constructive ways to address jointly the drivers of conflict. They express their commitment to help all parties to seek compromise and work toward durable peace and stability in the region.



Wakiilka Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya, Ergayga Gaarka ah ee Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ka Codsaday dhammaan Ciidamada Hubaysan in ay ka Baxaan Saaxdheer ee gobolka Sool

August 29, 2014

Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned’Urso ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey Saaxdheer gobolka Sool iyo khilaafka ka dhashay.

“Waxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah dib looga saaro ciidamada hubaysan Saaxdheer, iyo in si degdeg ah loo sii daayo maxaabiista la haysto. Waxaan ku boorineynaa dhammaan qaybaha in ay ka waantoobaan rabshado iyo in ay sameeyaan dedaal wadajir ah si loo dajiyo, looguna xalliyo khilaafka nidaam wadahadal oo nabadeed. Dhammaan qaybaha waa in ay si degdeg ah u sameeyaan dedaalo muujinayo doonis dhab oo ku aadan abuuritaanka xaalad muhiim u ah daganaansho waarto oo ka dhacda gobolka.”

Wakiilka gaarka ah ee dowladda Mareykanka, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo safiirka Midowga Yurub waxa ay ku boorinayaan maamulka Soomaaliland iyo dadka dagan gobolka xaaladahaan ay saameynta ku yeesheen in ay isku howlaan waddo nabadeed oo wax dhisaysa si qaab wadajir ah meesha looga saaro khilaafka. Waxay muujinayaan sida ay uga go’an tahay in ay gacan ka siiyaan dhammaan qaybaha in ay raadiyaan xeer-jajab iyo in laga shaqeeyo nabad iyo daganaansho waara oo ka hirgasha gobolka.



###


Delegation of the European Union to Somalia

P.O. Box 45119 Nairobi | Insurance House, Ragati Road, Upper Hill

Tel.: +254 (0)20 280 2000

Email:DELEGATION-SOMALIA@eeas.europa.eu
Twitter:@SomaliaEU | Flickr:EUSomalia | Youtube:EU SOMALIA

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: