10 December, 2013

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo Tacsiyadeynaaya Madaxweynahi Hore Daahir Rayaale Kaahin

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo Tacsiyadeynaaya  Madaxweynahi Hore Daahir Rayaale Kaahin oo hooyadi ku geeriyootay Boorame axaddi 8/12/2013.



Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta  ay ka baxday uuna u horeeyo Madaxweyni hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin.

Waxaan Alle marxuumadda uga baryaya inuu dambigeeda dhaafo, kana yeelo kuwa uu ku manaysto Janatul Fardaws, ehelkana waafajiyo duco iyo samir.


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: