22 September, 2013

NAXDIN: Hooyadood ayaa Dalxiis u Geysay Muqdisho balse iyadoo Aan La Socon ayay London dib ugu Soo Laabteen

NAXDIN: Hooyadood ayaa Dalxiis u Geysay Muqdisho balse iyadoo Aan La Socon ayay London dib ugu Soo Laabteen

Hooyo Soomaaliyeed oo Caruurteedii Muqdisho u geysay inay dalxiis ku qaataan soona bartaan ehelkooda Muqdisho ku dhaqan,ayaa nasiib-darro ka mid noqotay Dadkii lagu xasuuqay Maqaayadda (Village-Restaront)ee Tiyaatarkii hore ee Muqdisho ka soo horjeedo,halkaas oo nin naftiisii haligay sabab u noqday

inuu ku dilo qaraxyadii uu isku soo rakibay,isagoo salfaday 18-qof oo ay ka mid tahay Hooyadhii dhashay 5-tan Caruurta ah ee London ku soo laabtay iyagoo Hooyo la*aan ah.



5-tan Caruurta ah ayaa hadda Magaaladda London ku soo laabtay iyagoo jawaab u waayay sababta Hooyadood loo dilay, waxaana arintan murugadda leh ka naxay Soomaalidda London ee deriska iyo qaraabadda la ahaa Caruurtan Hooyadood Muqdisho u geysay Dalxiis balse soo laabtay iyagoo murugeysan oo Hooyadood lagu dilay Muqdisho

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: