12 May, 2013

Ogaysiis Xaflada18ka May ee Minneapolis MN waxa ka soo qayb geli doona Mujaahid Muuse Biixi Cabdi

Ogaysiis Xaflada18ka May ee Minneapolis MN waxa ka soo qayb geli doona Mujaahid Muuse Biixi Cabdi

Muse BixiAniga oo ah Mujaahid Suufi. Waxaan Ogaysiinayaa Dhamaan  Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Minnesota Iyo Nawaaxigeedaba. In Loo Dabaal-Dagi Doono Sanadguuradii 22 ee Somaliland, Saturday May 18, 2013. Waxaan Idiinku Bushaaraynayaa, In  Xafladan uu Inagala Qayb Gali  Doono, Halyey Qaran, Mujaahid Muuse Biixi Cabdi. Xafladan oo Soconaysa 2 Maalmood, Maalinta Sabtida oo ah maalintii Waynayd, ee Xuska May 18,    Wakhtiguna waa 8:pm -2:am Iyo Maalinta Axada oo aanu U samaynayno, Family -yada Caruurta, dhalinyarada, Iyadoo aanu ku qaban-doono meel  Park ah, wakhtiguna waa  2:pm-8:pm

 

Adress Ka Xaflada  Saturday-da

Ramada Plaza 1330 Industrial BLVD Minneapolis Mn

 

Adress Ka Xaflada Sunday-da

Armatage Park 2500 57st West

Minneapolis MN.

 

Waxaad la soo Xidhiidhi kartaa

Mujaahid Suufi

Mubarigsuufi@yahoo.com

Tel 612 708 4188

Short URL: http://waaheen.com/?p=65871

No comments: