09 April, 2013

Liiska Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilanyo Ku Wehelinaaya Safarka Uu Ugu Anababaxy Dalka Turkiga


Liiska Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilanyo Ku Wehelinaaya Safarka Uu Ugu Anababaxy Dalka Turkiga

Liiska Xubnaha Weftiga madaxweyne Siilanyo ku wehelinaaya safarka uu ugu anababaxy Dalka Turkiga

Hargeisa-(Qaran-news)-Madaxweyne Siilanyo iyo wefti uu horkacaayey oo maanta dalka ka dhoofay ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan dalka turkiga halkaas oo ay kulan kula yeelan doonaan wefti ka socda dawlada Somaliya oo Turkigu gogol wadahadal u fidiyey.

Xubnaha weftiga ee Madaxweyne Siilanyo socdaalkiisa ku wehelinaaya waxaa ka mid ah:-

1-Marwada Koowaad—Amina Weris

2-Wasiirka arimaha debeda-M.Abdilaahi

3-Wasiirka Qoyska Maxamed A.Garaad

4-Wasiirka Cadaalada Xuseen A.Caydiid

5-Wasiirka Madaxtooyada Xirsi C.Xasan

6-Gudoomiyaha Ucid Faysal C.Waraabe

8-Guddoomiye-xigeenka Barlamaanka Baashe M.Farax

Qarannews

Hargeisa

No comments: