Xisbiga Wadani oo kaalinta koowaad ka galay degmada Ceerigaabo halka Xisbiga Kulmiye ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Gudoomiyaha gudida doorashada degmada Caarigaabo ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijadii lasugayay codadka tirinta golaha degaanka magaalada Ceerigaabo, Waxaani kaalinta koowaad ka galay xisbiga Wadani halka Kulmiye uu soo galay kaalinta labaad , kaalinta 3aad waxa soo galay xisbiga Ummada.
Tirade guud ee ka codaysya magaalada Ceerigaabo ayaa lagyu sheegay 669988 , waxaana look ala helay sida hoosku qoran:-
1—Wadani wuxuu helay 18828 oo u dhiganta 6 kursi
2-Kulmiye wuxuu helay 158866 oo uu dhiganta 5 Kursi
3-umadda wuxuu helay 1399 oouu dhignata 4 kursi
4-Ucid wuxuu helay 5658 oo u dhiganta 2 kursi
5-Rays wuxuu helay 5114 oou dhigata 2 Kursi
6-Xaqsoor wuxuu helay 4898oou dhiganta 1 Kursi
7-Dalsan wuxu helay 2714 oou dhignata 1 kursi.
Dhinaca kale natiijada gobolada kale ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo sida ugu dhakhso badan.
GNS/Hargeysa
No comments:
Post a Comment