06 December, 2012

Halkan ka akhriso xildhiibaanada gobolka Gabiley ka soo baxay iyo xildhibaan kasta tirada codka ee uu helay

Natiijada Dorashada golaha deegaanka degmada Gabiley 2012

Halkan ka akhriso xildhiibaanada gobolka Gabiley ka soo baxay iyo xildhibaan kasta tirada codka ee uu helay


Gabiley(GNS) xaflada balaadhan oo lagu shaacinayeynatiijada doorashada golaha deegaanka degmada gabiley oo lagu qabtey xafiiska komishanka doorashooyika.
Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadley gudoomiyaha koomishanka doorashooyinka gobolka gabiley mudane maxamuud yuuusuf x.cabdi waxaanu yidhi “doorashadu degmada gabiley sifiican ayey uga dhacdey si wanaagsan baanu uga fiirsaney natiijada doorashada waxaanu maalmahan oo dhan ku dadaaleyney inaanu qofwalb siino natiijada uu xaq uleeyahay. Waxaan mahad u celinyaa ciidamada booliska ee utaagnaa ilaalinta nabadgalyada
Halkan ka akhriso 21ka musharax ee usoo baxay golaha deegaanka degmada gabiley musharaxa ugu codka badan gobolka gabiley oo ka mid ah urursiyaasadeedka wadani xasan dhagjar 1902

Xisbiga kulmiye Lumbarka codadka

1-c/qaadir maxamed faarax 307 1814
2-cabdi ciidle cali ismail 303 1533
3-cibaado maax cilmi 301 1490
4-shucayb maxamed muuse 302 1476
5-cali maxamed sh.saleebaan 308 1284
6-maxamed aamiin cali aleel 318 1217
7-dr axmed cali maxamed 309 1215

Xisbiga ucid


1-cumar cali obsiiye 221 1439
2-maxame aamin cumar 201 1345
3-caydaruus c/laahi sheedaal 216 1233
4-mahdi maxamed xaashii 203 1046 

Urursiyaasadeedka Wadani
1-xasan axmed maxamed(dhagjar) 602 1902
2-cali maxamuud ismaciil 604 1436
3-iid xasan cabdi 606 1156
4-c/casiiis c/laahi ismaaciil 620 904 

Urursiyaasadeedka dalsan
1-cali axmed yuusuf xaashi 402 1029
2-mustafe sayid abokor 411 975 

Urursiyaasadeedkaraysa 
1-c/samad sh.aadan aamiin(jamaado) 521 1126
2-axmed siciid kibaar 501 1048 

Urursiyaasadedka xaqsoor halxidhibaan
1- nimco axmed cabdi 711 1144 

Urursiyaasadeedka umada hal xidhibaan
1-cabdi yuusuf daahir goole 112 835

Cabdiraxmaan Xaaji
Gabiley News Desk
Gabiley Office
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: