Hore golaha Deegaanka Gabilay Waxaa kagajiray Dagmada Allaybaday AFAR XILDHBAAN Halka Maanta ay kaga jiraan Laba Xildhbaan ....
Dagmada Allaybaday ayaa Waxaa Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ka Soo Gaadhay Guuldaro aad u ba¨'an ka dib markay iska soo Sharaxeen 11 Xil dhibaan oo u Tratamayay Golaha deegaan Gobolka gabilay Warku Waxaa uu intaa ku darayaa in inta badan Musharaxiintaasi ay ka Sharaxanaayeen Xisbiyada waawayn.
Hadaba Waxaa Dagmada Ka soo baxay Sida aan ka Aragnay Natiijadii Doorashda Golaha degaanka oo Lashaaciyay Galabta laba Xildhibaan oo Ka soo kala baxay Xisibiyada yaryar oo Kala ah Xisbiga RAYS oo uu ka soo baxay ABDISAMED SHEEKH ADAN AAMIN(JAMAADO) iyo Xisbiga UMADA oo uu ka Soo Baxay ABDI YUSUF DAHIR GOLE
Halka Sagaalkii kale ay ku hungoobeen Isa soo sharaxaadoodii
Hore golaha Deegaanka Gabilay Waxaa kagajiray Dagmada Allaybaday AFAR XILDHBAAN Halka Maanta ay kaga jiraan Laba Xildhbaan Guuldaran ayaa loo Sababeeyay Is
barbar yaaca Dadka dega Dagaankaa iyo isu Tanaasil la.,aan jira.
abdirahman dhoore
dhore77@gmail.com
helsinki filand
No comments:
Post a Comment