Bilad Sharaf Sanad -kasta la bixiyo Dalka Finland oo uu sanadkan nasiib u helay Wiil reer somaliland
Bilad Sharaf Sanad -kasta la bixiyo Dalka Finland oo uu sanadkan nasiib u helay Wiil reer somalilanda.
Maalintaas oo ku beegnayd maalintii xornimada dalka Finland, ayaa xaflada balaadhan oo lagu xusaayey maalintaa xornimada oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin sarsare oo dawlada finland qaybaheeda kala duwan ka socotay Magaalada VANTAA ayaa Bilad sharaf qiimo weyn leh dalkaa iyo maalintaa gudoonsiiyey Said Hussein Abdi Arraleh oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.
Sababaha uu Saciid ku mutaystay biladana ayaa waxay ahayd tartan xagga mashaariicda horumarinta.
Sanad kasta Maalinta xornimadda finland ayaa waxaa Biladan la gudoonsiiyaa cidii ku guulaysata tartan loo qabtoilaa 25 Mashruuc oo ay ku tartamaan ururada ama hayadaha u khidmeeya ama u adeega bulshooyinka Ajaanibka ah ee k u dhaqan Finland.
SANADDA 2012 WAXAA KU GUULEYSTEY Said xussein abdi arraleh. Sababihii uu ugu guuleystet siciid waxaa lagu xusay karti iyo wada shaqayn fiican oo xaga dawlada ah, maamulka iyo masuuliyada project ahaan, is dhexglka ajaanibka iyo finnishka oo uu si fiican uga shaqeeyey.
iyo projectiga uu masuulka ka yahay oo resulti fiican ka soo saaray xaga shaqa gelinta dhalinyarada iyo waxbarshadaba.
dhalinyarada projectigani u adeega ayaa waxay ku kala hadlaan 18 luqadood.
Siciid Wuxuu Ka Mid Ahaa Asaasayaalkii Ururka R3; (Respect Rights & Responsibility) Oo La aasaasay Sanadkii 2003. Hada Said xussein abdi aarraleh Waa Madaxa Masuulka Ka Ah Projectiyada R3. Wuxuu Ka Mid Yahaay Ururda Iminka Ugu Waaweyn Ee Finland Ka Shaqeeya.
Ururka Gudoomiyiihisa Aadan Abdi Ibraahim Oo Hada Burco Ku Sugan Ayaa Isna Xafiis Ka Furay Burco. Ururku Waxuu U Adeega Dhamaan Dhalinyarada Ee dadka asalkoodu ka soo jeedo wadamo kale. Siiba Haday Tahay Sportska, Shaqa Abuurida Iskuulada Iyo Horumarka Bulshada.
Said Hussein Abdi Araleh
Vantaa-Finland

No comments:
Post a Comment