16 October, 2012

War Deg-Deg Ah: Guddoomiye Ku Xigeenkii 3-aad Ee Urur Siyaasadeedka Wadani Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday

War Deg-Deg Ah: Guddoomiye Ku Xigeenkii 3-aad Ee Urur Siyaasadeedka Wadani Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday
Cabdilaahi Siciid Dheere oo ahaa Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Wadani ayaa.....

Hargeysa (GNS) – Guddoomiye ku xigeenkii saddexaadn ee Urur Siyaasadeedka Wadani ALLE ha u naxariistee Cabdilaahi Siciid Dheera o ka mid ahaa saddexdii masuul ee ku dhaawacmay Shilkii Baabuur ee ka dhacay Duleedka Tuulada Sheekh Abdaal. 

Cabdilaahi Siciid Dheere oo ahaa Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Wadani ayaa geeriyooday intii loo soo siday cisbitaalka guud ee Hargeysa, sida uu Ramaas u xaqiijiyey xubin ka mid ah Wadani. 

Labada Masuul ee kale ayaa ilaa hadda loo sidaa dhanka Cusbitaalka Hargeysa oo la doonayo in lagu daaweeyo. 


Gabiley News Desk 
Hargeysa
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: