16 October, 2012

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA DHAQAALAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA


TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA DHAQAALAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA


TACSI GEERIDA . Cabdilaahi Siciid Dheera 
Guddoomiye xigeenka seddexaad ee WADANI


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum
Cabdilaahi Siciid Dheera oo ahaa Guddoomiye xigeenka seddexaad ee Ururka WADANI ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa shacbi weynaha Somaliland iyo gaar ahaan Ururka WADANI

Sidoo kale waxaan u rajeynayaa inta dhaawacan in Alle siiyo caafimaad buuxa oo degdeg ah.
 
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.



Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
Hargeysa,
Eci.advisor@gmail.com



http://samotalis.blogspot.com/

No comments: