05 August, 2012

Sheikh Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap BBC

Sheikh Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap
BBC




Madaxweyne Sheikh Shariif

Sheikh Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap

Warar xog ogaal ah ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweynaha dowladda ku-meel-gaarka ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, uu si caro leh uga baxay shir ay ahayd inay fariistaan saxiixayssha qorshaha nabadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan Roadmap.

Wararku waxay sheegayaan in kadib markii isaga iyo Ahlu suna ay shirka fariisteen, ay Ra'iisul-wasaare Cabdiweli, iyo Madaxweynaha Galmudug, Caalin, diideen inay shirka soo fariistaan taasoo dhalisay in Sheekh shariif uu si caro leh, u aado garoonka dayuuradaha Nairobi, una dhoofo magaalada Muqdisho. http://samotalis.blogspot.com/

No comments: