Hargeysa(CNN)Dagaal Gacan ka hadal ah ayaa Goordhawayd Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa
ku dhexmaray Agaasimihii Wargeyska Dawan Media Maxamed Cismaan Mirre sayid iyo Wasiirkii Wasaaradda Hore ee wasaaradda Warfaafinta Boobe Yusuf Ducaale .
Agaasimihii hore ee Wargayska Dawan oo la hadlay Caynabanews ayaa noo xaqiijiyay in gacan ka hadal dhexmaray isaga iyo Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland mudane Cabdiraxman Yusuf Ducaale waxa uu yidhi “ waan jabanahay oo wasiirkii la eryay ayaa gacan iga jabiyay ”.
Sidda uu sheegay agaasimihii hore ee wargayska Dawan waxa uu sheegay in wakhtigan hadda lagu jiro aanu war ka hayn sababta keentay Dagaalkani dhexmaray wasiirka iyo Isaga Balse waxa uu sheegay in Wasiirka oo sita Warqadda Xilka qaadistu kula dagaalamay Hotel Maansoor .
Saleban sahal Jamac
salosahal@hotmail.com
Caynabanews.com
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment