18 June, 2012

Hambalyo kusocota Musharaxa golaha degaankaHargeysa uga sharaxan xisbiga Kulmiye mujaahid Hanad Xaashi Ahmed- Caydiid

Hambalyo kusocota Musharaxa golaha degaankaHargeysa uga sharaxan xisbiga Kulmiye mujaahid Hanad Xaashi Ahmed- Caydiid

Hambalyada oo ay dirayaan bahweynta Kulmiye ee ku nool arliga ingiriska gaar ahaan magaalada Bristol

Anigoo ah gudoomiya laanta Bristol, ee Kulmiye Mr Maxamed Xaashi Ismaeil (Bacado) aniga ku hadlaya afka xishiga Kulmiye gaar ahaan magaalada Bristol iyo nawaa- xigeeda 

Dhaman bah weynta Kulmiye ee ku nool arliga ingiriska gaar ahaan magaalada Bristol waxa ay halbanyo iyo boogaadin udirayaan musharaxa dada yar ee golaha deegaanka uga sharaxan xisbiga Kulmiye mujaahid Hanad Xaashi Ahmed- Caydiid oo ah aqoonyahan dada yar kana soo jeeda qurba jooga Kulmiye gaar ahaan magaalada Bristol UK ahaana niman- kii xisbiga Kulmiye kuwii ugu cad cadaa xiligii doorashada madaxweynaha mudane axmed m.m siilaanyo la dooranayey. Kuna dadaalijiray in isbedel mar uun dalka kadhoco, oo xisbiga Kulmiye mar-uun hogaanka qabto. Marka waxaanu duco iyo hanbalyo 
ayaanu hawada u marinaynaa in ilaahay hawsha ufududeeyo lana garab galo. 
Waxaana igala qayb galay hanbalyada raga hoos ku qoran oo kala ah 
Xusein ahmed caydiid 
Aadan cumar xassan [faragaz] 
Faysal Ahmed Caydiid 
CiiseMahamoudCaydiid 
Hassan Husein Shide 
Mustafe Hashi Cismaan 
Yusuf Hashi Cismaan 
Abdikarin Hashi Cismaan 
Hassan Ali Weyd 
Keyse Abdi Ali Weyd 
Mohamed Ali Good 
Hanad Yaasiin 
Abdi Gamuute 
Abdi Meygaag (Shaadhcase) 
Heybe Ali Goon 
Ahmed Indhacade 
Mohamoud Mohamed Bide (Bide) 
Ahmed Aden Mooge 
Omer Aw Abdi (Omer Dooli) 
Hassan Ali Amaan 
Abdi Cismaan (Doore) 
AbdiHakin Qootaali 
Abdilaahi Abdikariin 
Cabdi daahir camuud waad salaamatihii bahda saxaafada , wabilaahi tawfiiq

No comments: