09 June, 2012

GO’AAMADII IYO TALOOYINKII AY SOO SAAREEYN GUDIDA SAMAFLKA IYO MIDEYNTA BEELAHA IRIR SAMAALE.BY MMA GARYAQAAN CAWAD DOOYE

GO’AAMADII IYO TALOOYINKII AY SOO SAAREEYN GUDIDA SAMAFLKA IYO MIDEYNTA BEELAHA IRIR SAMAALE.BY MMA GARYAQAAN CAWAD DOOYE




Gudida Samaflka iyo Mideeynta Beelaha Irir Samaale marka La soo gaabiyo loo yaqaano (GSMI )

waxaay Salaan Diiran oo

caafimad qabta uu soogudbinayaan Dhamaan dadka somalida

Ee Dhulkii Jooga iyo dadka Daafaha aduunka ku kala lumay .

Aaan Ilaahay ka baryeynaa In uu Quluubtooda is waafajiyo



GSMI waxaa la Asaasay dhown ay figradaas la haayeeyn Odayaal

Iyo wax garad ku xeel dheer Dhaqanka iyo Taariikhdaha somalida

Oo Laga helo Wadanka CANADA, ONT iyo ALBERTA ay ummada ugu

Baaqayaan somalida in ay soo dhoweynayaan qof kasta oo jecl in

ay Nabad buuxdaa ka dhalato Somailain uu nala shaqeeyo .aan

lagu haleeyn Siyaasiyiinta, Culimda , iyo Madax-dhaqameedyada .

*****

ISBARSHO FIICAAN

GSMI --maaha JABHAD iyo Ururo dhaqaale doonayaha ,iyo xawalado

Lacag dirayaha iyo Madax dadkoodii Beeyn uu sheegaya B/ IRIR samaale

GSMI WAXAA LOO AASAASAY? waa JAWAAB iyo Su’aal ay dadku

Isweydiin doonaan ?Waxaa loo asaasay GSMI Sanadka 2012 ay uu

Ololeeyn doonaan Nabada baabaday ayuu gumanayaan somalida



In kastoo uu dhaqankii Somalida lumay iyo Sharaftii ay aduunka

ku laheyeeyn .Waxaa jira dad badan aan weli ka quusan in Nabadii

Somaliya laga soo dabaalo lays ku AF garan waayey Geedhoosetii

Arrintaasi way shaqeyn weyday, waxaana ka hor yimi Sami khaladan

4.5 ummadii Qabiil loo horseeday in Dawlad la soo dhisto ay noqdeeyn

MAS 5shan madax leh iyo Dabodhuuban iyo CARABay ku hadalayaan

Dawlada Shisheeye ay shicibkii iyo maatidii Colaadi aafeeysan iyo dayac


GUDIDAN SAMAFLKA IYO MIDEEYNTA BEELAHA IRIR SAMAALE

Waxay soo bandhigaan bal in dhaqankii iyo Hiddii iyo Diintii ummada

Somalidu laheeyd ,in dib loo soo celiyo Nabadiinala soo dabaalo .

GSMI waxay bilaabeeyn in Nabadii Madax sare ka soo Bilaabaan

Gudidan ka Soo jeedaha Beelaha Irir Samaale oo dhan . ayaa awood

Noo siiyey Dadweynaha IRIR Samaale in Xal kasta aanu nabad ku

raadin karo iyo Madaxqabi fiican oo daacad ah uu raadino.



Beelihii DIR Irir Samaale Heegan baanu gelinay DIR waqooyi iyo Dir

Koonfuba Somaliba In ay Nabada Ilaaliyaan ,Beelaha Hawiye IRIR

Samaale Wada hadaladii noo socday waanu dhamaadeeyn inay

Goboladoodaiyo degamadooda Nabad ka Islaa-xiyaan

Beelaha DAAROODNA waanu uu sheegnay inay Dhaqankoodii

qadiimiga ahaa ay soo celinayaan ay Nabada nagala shaqeeyan

INta kalena Beelaha Insha waanu Gaadhsiin doonaa si dhakhso ah

GUDIDAN ( GSMI) Marka hore waxay tallo uu soo jeedinayaa

Dadka gudaha iyo Debadaba jooga ee Beelaha IRIR Samaale inay

Midoobaan ay la yimadaan dedaal ,Nabadeed iyo is afgarada

Sidaas waxaa Yidhi sulaan cabdikariin faraax


Warkaas waxaa soo tebiyey MMA ,Garyaqaan Cawad dooyo

Tel 6477645299 cawad-22@hotmail.com laga magalada Toronto

FIIRO GAARA ANAGA KAMA MASUUL NIHIN ARAGTIDA SHACABKA


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: