War-saxaafadeed Ay Soo Saareen Ururka Wadani | | | |
War-saxaafadeed
Iyada oo shirweynihii Urur siyaasadeedka WADDANI oo ka socday laba maalmood (8-9 April) caasimadda Hargeysa lagu soo gabogabeeyey guul iyo wadajir, laguna doortay hogaan si aqlabiyad ah sida uu qorayo Qodobka 21aad Faqradiisa 5aad waxa shirweynaha lagu doortey.
Gudoomiyaha WADDANI
|
Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
|
G/Xigeenka 1aad
|
Md.Axmed Muumin Seed
|
G/Xigeenka 2aad
|
Md.Faarax Muxumed Cabdule(Faarax dheere)
|
G/Xigeenka 3aad
|
Md.Cabdilaahi Siciid Ismaaciil (Dheere)
|
G/Xigeenka 4aad
|
Md.Cabdi Raygal Beegsi
|
G/Xigeenka 5aad
|
Milgo Maxamed Cilmi
|
Xoghayaha Guud
|
Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
|
Isla markaasna waxa lagu ansixiyey cod-aqlabiyad ah Xeerka, Barnaamijka, Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe sida uu dhigayo Qodobka 21aad Faqradihiisa 3aad, 6aad ee Xeerka Ururka WADDANI.
Dhinaca kale Urur siyaasadeedka WADDANI isagoo ogsoon muhiimada Gobolka Sanaag isla markaasna tixgalinaya in la helo maamul daadajin, waxa gobolka Sanaag loo doortay hogaankan heer gobol oo kala ah:
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag
|
Maxmed Jamac Xasan (Daaday)
|
G/Xigeenka 1aad G/ Sanaag
|
Cabdiraxman Maxamed Jamac
|
G/Xigeenka 2aad G/ Sanaag
|
Jamac Muuse Caraale
|
Xoghayaha G/Sanaag
|
Cabdirasaaq Maxamuud Axmed
|
Afahaynka Gobolka Sanaag
|
Yasin Cali Maxamed
|
Gudoomiyaha Garabka Haweenka
|
Saynab Jaamac Maxamed
|
Gudoomiiyaha Ku Xigeenka G/Haweenka
|
Farxiya Maxamed Cabdiraxman
|
Gudoomiyaha G/ Dhalinyarada
|
Maxamed Ibraahin Cabdi
|
Gudoomiye ku xigeenka G/Dhalinyarada
|
Ibraahin Cali Cige
|
Xogahayah G/Dhalinyarada
|
Siciid Cawad Cali
|
Wabilaahi tawfiiq
Maxamed Cabdilaahi Uurcade
Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka WADDANI
|
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment