11 March, 2012

magaaladda Gabilay waxa lagu xidhay 11 xildhibaan oo Golaha Deegaanka ah

magaaladda Gabilay waxa lagu xidhay 11 xildhibaan oo Golaha Deegaanka ah oo saaka xabsiga la dhigay kadib markii ay saaka isku dayeen inay qabsadaan fadhi ay doonayeen inay ku doortaan Maayar.

Xildhibaanada la xidhay waxay kala yihiin:-

Xildhibaan Muxumed Geelle Seed

Maxamed Muxumed Nuur Land-rover

Maxamed Siciid Cige Toyota

Muxumed Xasan Meecaad

Aadan Muxumed Badde

Maxamed Axmed Qaalib Samir

Maxamed Cumar Warsame

Maxamed Ibraahim X Maxamed

C/raxmaan Ibraahim Faarax

Maxamed Cabaas Jaamac

Xuseen Maxamed Jameeco.


Mudada uu khilaafkaasi soo jiitamayay waxa si ku meel gaadh ah xilka maayarnimo u sii haysay Maayar ku-xigeenka Golaha Deegaanka Khadr X Gaydh, taasoo intii ay xilka haysayba ay hortaalay xaalad adagi


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: