Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan
Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga reer Somaliland geerida ku timid Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshdaha iyo Dalxiiska ee JSL. MARXUUM CABDILAAHI CABDI AXMED (KUBADO), oo Saaka ku geeriyooday Gurigiisa Magaalada Hargeysa Ka dib markii uu Ka soo Baxay Masaajidka Salaadii Subax 04/01/2012.
Waxaananu ILLAAHAY uga baryayaanaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland-na Samir iyo Imaan ka siiyo.Amiin Amiin
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment