Muran xoogan oo soo kala dhex galay maamulka degmada Laasgeel iyo Wershadda Hargaha
by Cabdilaahi Xuseen Cismaan
Gudoomiyaha Degmaada laasgeel iyo dadwayanaha ku dhaqan Degmada laasgeel ayaa waxay canbareeyn kulul u soo jeediyeen warshada China ah eek u talaa degmada dacar-budhuq ee degmada lasgeel
Tasoo ku eedenayaan inay sunta saamaha ay ku shubaan celasha biyaha ee dooxa caloola oo ay dadwaynaha Degmada ku dhaqan ay ka cabaan biyaha
Hadaba dadwayaha ayaa cabashadooda waxaay kaga codsanayeen mamulka dawlada silaayo inay ka rartoo Warshada samaha ee degmada lasgeel.
Warshada samaha ayaa mudo saddex sano ah ayay ka hawl galaysay degmada laasgel
Hadaba gudoomiyaha degmada laasgeel ayaa axmed muuse iskaag oo kamid ah dadka sida wayn uga cabanayay warshada samaha ee degmadaas
Mudooyinkii lasoo ayaa ay ahayeed markii gudoomiyaha degmada lasgeel iyo mamulka warshada uu soo kal dhex galay muraan xoogan oo ka imanay inaay soo galin shaqlaha ajanibka ah degmada lasgeel
Halkaa waxaa hadalo ka jeediyaya maulka degmada axmed muuse waxaana hadladiisii kamid ahaa "aniga iyo dadwaynaha waxaan si toosa ah uga soo wada hor jeednaa warshada samaha ee china ah dawlada waxaan ka codsanaynaa inay naga raran warshada oo loo raro dhul ka foog deegaankaa .
Taasoo dhalisay inay muran kani wali ilaa hada aanu soo af go'iin
Cabdilaahi xuseen cismaan (xuuf )
Berbera
No comments:
Post a Comment