23 December, 2011

Khudbadii Maanta ee Salaada Jimcaha Iyo Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen



Khudbadii Maanta ee Salaada Jimcaha Iyo Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen Khudbadiisana uga hadlay Arimo Dhab ah Oo ka Jira Dalka Somaliland Fadlan Si Wanaasan u Dhagayso.





Sheekh Cusmaan Cali Xuseen (Alle Ha Xafidee)ayaa Khudbadii  maanta ee Salaada Jicmaha ayaa ku saabsanayd “Masuuliyada Qofka Mu`minka ah inta uu Nool yahay“  Khudbada oo ahayd Mid aad u qiima Badan Wax badana Taabanaysa Dhegysi Haboon.!!!!!!
Sheekh Cismaan CalI Xuseen Xafiadahulaah  Ayaa  ah Khadiibka  masjidka weyn ee Masjidu Sacaada ee Magaalada Hargeysa.
Sheekh Cusmaan ayaa Khudbadiisa uga hadlay  “Masuuliyada Qofka Mu`minka ah inta uu Nool yahay“  Khudbada oo ahayd Mid aad u qiima Badan Wax badana Taabanaysa Dhegysi Haboon.!!!!!! “….


Dhegayso Haboon Khadiibka Masjidka Sacaada ahna Imaamka Ruuxiga ah eeMasjidul Taqwaa ee Magaalada Hargeysa Sidoo kalena Sheekhu Waxa uu Cilmiga Tafsiirka Qur`aanka Kariimka ah ka galaa iyo kutub Kaleba Masjid Alhuda ee isla Magaalada Hargeysa Sheekheena Wayn Sheekh Cusmaan Cali Xuseen. Alla Jazaa ha ka siiyo Sheekheena hana Xafido Amiin Amiin……

Guji Hoos oo dhegeyso
Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa
Somaliland

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: