Siilaanyo: Somalia Xaq bay u Leedaahay Madaxbanaanideeda
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay kaalinta dalalka dagaalka Somalia qeybta ka ah iyo xaqa dalka Somalia
Cabdixakiim Shirwac | Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay kaalinta dalalka dagaalka Somalia qeybta ka ah iyo xaqa dalka Somalia.
Madawweyne Siilaanyo ayaa sidoo kale ka hadlay xiriirka Somaliland iyo dalka ay deriska yihiin ee Djibouti.
Warbixin arrintaas la xiriirday guji linkan hoose oo dhageyso.
http://samotalis.blogspot.com/

No comments:
Post a Comment