Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada oo Ku dhawaaqay in Muddo 60 Maalmood ah ku soo xareeyaan Ururadu…. iyo In aan Muddo Toban Sanno ah aan la furayn Ururada..
Hargeysa/ToggaHerer 12 Nov 2011
Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada ayaa maanta oo sabti ah Ku dhawaaqay in Muddo 60 Maalmood ah Gudahood ay ku soo xareeyaan isdiiwaan gelintooda Ururadu Siyaasada ee Cusubi .
Afhayeenka Gudida Diiwaangelinta Mudane Xasan Macalin ayaa ku dhawaaqay in maanta oo Sabti ah bishuna tahay 12 November 2011 laga bilaabo la qabanayo Araajida Furashada Ururada Siyaasada ee Cusub Socona Doonto Muddo Lixdan Maalmood ah sidoo kalena Afhayeenka ayaa intaa Raaciyey in Wixii ka danbeeya Lixdan kaa Cisho Muddo ku siman 10 Sanno aan la Furayn wax ururo ah.
Ku dhawaaqida Qabashada araajida iyo Diiwaan gelinta Ururda Cusub ayaa waxa Goob joog ka ahaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Sadexda Xisbi Qaran ee Hore dalka uga Jiray.
Shirka Jaraa`id ee Gudida Diiwaan gelinta Naga Dhawra Goor dhaw isaga oo dhamaystiran insha Allah….
Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi Bidaar
Hargeysa
ToggaHererhttp://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment