Asha Ibrahim Aden | Washington, DC- VOA
GUJI HOOS OO DHEGEYSO WARKAN NAXDINTA badan:
http://www.voanews.com/somali/news/Barnaamij-Kufsiga-Haweenka-ku-jira-Xeryaha-134403818.html

Lahaanshaha: AFP
Waa barnaamij gaar ah oo aanu uga hadleyno tacaddiga dhinaca kufsiga ah ee loo geysto dumarka Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo kuwaku jira xeryaha barakacayaasha ee magaaalada Muqdisho.
Barnaamijkan waxaa soo tabinaysa soona diyaarisay Caasho Ibraahim Cuud.
No comments:
Post a Comment