Dhanxiir: waxaad ka warantaa Shariif-kan qallin duuraha ah ee taangiga AMISOM habeenklii u hoyda maxaa laga siiyaa Somaliland..
Maansha Allaah; Guddoomiyihii hore ee baanku si xariifnimo ku jirto ayuu isaga difaacay eedihii xatooyada ahaa wasiirul-maaliyuhu u xambaariyey kol hadduu yidhi; if iyo aakhiraba wax naga suurtogala maaha in xoolo ummadeed aannu qaadano, ta kale waxaabbu xusay in Ina Xaashi aannu fayoobay oo uu ku miyirsado cayda madaxdii hore ee qaranka. Ta kale, qolooyinkan nacabku buuxiyey ee ardayda Land-ta ee waxbarashadda doontay dacaayadayna yaa yidhaahda cilmigu siyaasad ma galee caqliga wadaniyadu ha idin shaqeeyo.
Weger; Adeer; is-tuurtuurkan iyo yooyootankani waxa uu shacbiga xasuusiyey malaayiinkii shillin ee Ina Xaashi yidhi waa la musuqay ee aan cidna loo xabsiyine, warkooda igadaayoo, waxaad ka warantaa Shariif-kan qallin duuraha ah ee taangiga AMISOM habeenklii u hoyda maxaa laga siiyaa Somaliland, mise tallaw deeqdii maatida loo geeyey ayuuba mooday in Land-tu la midoobayso, askari Yugaandhiis ahi inta uu gaadhka kaa hay af aad ku hadashaaba kuuma bannaana

|
No comments:
Post a Comment